LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Qodobo hormarin Kara naftaada

11 Shay oo ay dadku bartaan nolosha 

               Waqti dambe 





1:Haddii aad hadalka

yareyso, hadalkaaga ayaa qiimo badan yeelan doona.



2: Ha u qaadan wax walba si shaqsi ah, dadka oo dhan kuguma fekerayaan sida-aad adigu isku fekerayso.



3: Markaad diiradda saarto dhibaatooyinka, waxaad yeelan doontaa dhibaatooyin badan; markaad diiradda saarto fursadaha, waxaad heli doontaa fursado badan



4: si walbo o ay noloshu ku xunuujinayso,

maalin un ayaad dib uleegi doontaa waxaadna garan

doontaa in dhibkii aad soo

martay uu noloshaada u beddelay si wanaagsan..



5: Waxaad la kulantaa dad sababo

  • ama adigu waxaad u baahan tahay inay noloshaada beddelaan
  • ama adiga ayaa ah kan noloshooda beddeli doona 


6: Waligaa ha ka baqán inaad isku eaydo wax cusub; noloshu waxay noqotaa mid caajis ah markaad ku koobnaato waxa aad hore u taqaan.



7: Waligaa si dhab ah uma ogaan doontid qiimaha daqiiqad ilaa ay xasuus nogoto



8: Marka aad bilowdo in aad ogaato waxyaabaha aad ku mahadnaqsantahay / ama ku faraxsantahey...

waxaad bilaabaysaa in aysan indhahaaga qaban waxyaabaha kaa maqan.



9: Haddii aadan xakameyn karin afkaaga, ma xakameyn kartid mustaqbalkaaga.



10: Noloshu waa muraayad, waxayna soo celin doontaa waxa fikirka ku jira ee uu qofku ku fikiro.



11: Qofka kaliya ee aad subaxdii wajihi doonto waa naftaada, noço mid aan laga guulaysan karin.






Gunaanadkii iyo gabagabadii hadii aad doonaysid inaa noqotid qof la ixtiraamk naftaada waa inaa ixtiraantaa oo aad ku dhaqantaa 11 qodob oo naftaada hormarinaya 


Hadii dadka aadan Waxba waydiisan afkaagana uu gaaban yahay run ahaantii hadalkaaga waxuu noqonayaa mid la ciseeyo taasoo horay uu noo yiri sheikh mustafa oo ah sheikh yadeena 


Ku dhaqan qodobada Kor ku xusan hadii aad doonaysid in la gu ciseeyo laguna ixtiraamo 








Post a Comment

0 Comments